Al Shabaab oo saakay weerar xoogan ku qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Milatariga

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroor hore weerar xoogan waxa ay ku qaadeen deegaanka Goof Gaduud oo kuyaala duleedka magaalada Baydhabo. Dadka deegaanka ayaa maqlay rasaas xoogan oo labada dhinac is dhaafsanayeen, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo la sheegay in uu dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac … Continue reading Al Shabaab oo saakay weerar xoogan ku qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Milatariga